Ishacyaah 53:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxaa isaga loo dhaawacay xadgudubyadeenna, waxaana loo nabareeyey xumaatooyinkeenna, edbintii nabaadiinadeennana dushiisay ku dhacday, dildillaaciisiina waynu ku bogsannay.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:4-12