Ishacyaah 53:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida runta ah wuxuu xambaartay xanuunyadeennii, wuxuuna qaatay murugadeennii, laakiinse waxaynu ku tirinnay mid belaayo ku dhacday, oo Ilaah dilay, oo dhibaataysan.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:1-5