Ishacyaah 53:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga waa la quudhsaday, waana la diiday, oo wuxuu ahaa nin murugeed, oo xanuun bartay, waana la quudhsaday sida mid dadku wejiga ka qarsado, mana aynaan xurmayn.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:1-8