Ishacyaah 52:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa ka codka waardiyayaashaadu! Codkooday kor u qaadayaan, oo dhammaantood way wada heesayaan, waayo, indhahooday ku arki doonaan markii Rabbigu Siyoon ku soo noqonayo.

Ishacyaah 52

Ishacyaah 52:1-14