Ishacyaah 52:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Buuraha dushooda ku qurux badanaa cagaha kan warka wanaagsan keena, oo nabadda naadiya, oo waxyaalaha wanaagsan warka wanaagsan ka keena, oo badbaadada naadiya, oo Siyoon ku yidhaahda, Ilaahaagii baa boqornimada haysta.

Ishacyaah 52

Ishacyaah 52:2-14