Ishacyaah 52:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yeruusaalem meelaheeda baabba'ayow, dhammaantiin farxa, oo kulligiin hees ku dhufta, waayo, Rabbigu dadkiisii wuu qalbi qaboojiyey, oo Yeruusaalemna wuu soo furtay.

Ishacyaah 52

Ishacyaah 52:8-14