Ishacyaah 38:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan nool, kan nool oo keliya ayaa kugu mahadnaqi doona sidaan aniguba maanta yeelayo. Aabbuhu wuxuu runtaada ogeysiin doonaa carruurtiisa.

Ishacyaah 38

Ishacyaah 38:17-22