Ishacyaah 38:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu waa u diyaar inuu i badbaadiyo, Haddaba sidaas daraaddeed annagu cimriga noloshayada oo dhan Waxaannu guriga Rabbiga ku dhex gabyi doonnaa gabayadayda annagoo alaab xadhko leh ku cayaarayna.

Ishacyaah 38

Ishacyaah 38:12-22