Ishacyaah 38:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, She'ool kuguma mahadnaqi karo, oo dhimashaduna kuma ammaani karto, Oo kuwa yamayska hoos ugu dhacana runtaada rajo kama qabi karaan.

Ishacyaah 38

Ishacyaah 38:12-21