Ishacyaah 38:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, nabadgelyadayda aawadeed ayaan qadhaadh weyn u qabay, Laakiinse naftayda waad jeclaatay, oo sidaas daraaddeed yamayskii qudhunka waad ka samatabbixisay, Waayo, dembiyadaydii oo dhan waxaad ku tuurtay gadaashaada.

Ishacyaah 38

Ishacyaah 38:7-22