Ishacyaah 33:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii si xaqnimo ah u socda, oo si qumman u hadla, oo faa'iidada dulmiga quudhsada, kii laaluush qaadashadiis ka gacmo jafjafta, oo maqlidda dhiigdaadinta dhegihiisa ka furaysta, oo indhihiisana isku qabsada si uusan wax shar ah u arag,

Ishacyaah 33

Ishacyaah 33:13-24