Ishacyaah 33:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kaasu wuxuu fadhiyi doonaa meel sare, oo gabbaadkiisuna wuxuu noqon doonaa dhufays dhagaxyo ah, oo cuntadiisa baa la siin doonaa, oo biyihiisuna waxay ahaan doonaan kuwa la hubo.

Ishacyaah 33

Ishacyaah 33:10-19