Ishacyaah 33:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dembilayaasha Siyoon dhex jooga way cabsanayaan, oo cibaadalaawayaashuna cabsi bay la gariirayaan, bal keennee baa dabkan wax gubaya dhex joogi doona? Oo keennee baa gubasho weligeed ah dhex joogi doona?

Ishacyaah 33

Ishacyaah 33:9-18