Ishacyaah 28:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa iska hoogay taajka kibirka oo sakhraamiinta reer Efrayim, iyo ubaxa engegay ee quruxdooda weyn oo ku yaal madaxa dooxada barwaaqaysan ee kuwa khamrigu ka adkaaday.

Ishacyaah 28

Ishacyaah 28:1-3