Ishacyaah 27:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas buun weyn baa la yeedhin doonaa, oo kuwii halligaadda u diyaarsanaa iyo kuwii dalka Masar loo masaafuriyey waxay ka iman doonaan dalka Ashuur, oo Rabbigay buurta Yeruusaalem ku caabudi doonaan.

Ishacyaah 27

Ishacyaah 27:3-13