Ishacyaah 28:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, Sayidku wuxuu leeyahay mid itaal weyn oo xoog badan. Sida roobdhagaxyaale ah, iyo duufaan wax burburinaya, iyo sida daad biyo xoog badan oo wax qarqinaya ayaa gacantiisu dhulka wax ugu xoori doontaa.

Ishacyaah 28

Ishacyaah 28:1-6