Ishacyaah 27:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas Rabbigu hadhuudhkiisuu ku tuman doonaa tan iyo Webi Yufraad iyo ilaa durdurka Masar, oo reer binu Israa'iilow, midba mid baa laydiin soo wada ururin doonaa.

Ishacyaah 27

Ishacyaah 27:5-13