Ishacyaah 26:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Annagu waannu uuraysannay, oo xanuunkii foosha ayaa na qabtay, oo waxaannu noqonnay sidii wax dabayl dhalay, oo dhulkana samatabbixin kuma aannu samayn, oo dadka dunida degganuna ma ay dhalan.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:8-21