Ishacyaah 26:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwaagii dhintay way soo noolaan doonaan, meydadkuna way soo sara kici doonaan. Kuwiinna ciidda ku dhex jirow, soo toosa oo gabya! Rabbiyow, dharabkaagu waa sida dharabka geedaha nooleeya, oo dhulkuna meydadkuu soo xoori doonaa.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:11-21