Ishacyaah 26:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, naag uur leh oo ku soo dhowaatay shinkii ay dhali lahayd, siday u xanuunsato oo ay foosheeda ugu qayliso ayaannu hortaada ku noqonnay.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:7-21