Ishacyaah 26:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan sharka ah haddii raalli laga noqdo isagu innaba xaqnimo ma barto, oo dalka qummanaanta ayuu caddaaladdarro ku samayn doonaa, oo haybadda Rabbigana ma uu fiirin doono.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:9-20