Ishacyaah 26:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habeenka naftaydu adigay kuu xiisootay, oo ruuxa gudahayga ku jira ayaan aad kuugu doondooni doonaa, waayo, markii xukummadaadu ay dhulka joogaan ayaa dadka dunida degganu xaqnimo bartaan.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:5-16