Ishacyaah 26:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, gacantaadu kor bay u taagan tahay, laakiinse iyagu ma ay arkaan illowse waxay arki doonaan dadaalkaaga aad dadka u dadaashid, wayna ceeboobi doonaan, oo cadaawayaashaadana dab baa baabbi'in doona.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:8-19