Ishacyaah 25:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, waxaad tahay Ilaahay. Waan ku sarraysiin doonaa, oo magacaagana waan ammaani doonaa, waayo, waxaad samaysay waxyaalo yaab badan oo ah talooyin aad waa hore aaminnimo iyo run ku talaggashay.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:1-8