Ishacyaah 25:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad magaalo ka dhigtay meel tuulan, oo magaalo deyr lehna burbur, oo daartii weynayd ee shisheeyahana waxaad ka dhigtay wax aan magaalo ahayn, oo mar dambena lama dhisi doono.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:1-4