Ishacyaah 24:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa dayaxu isku qasmi doonaa, oo qorraxduna way ceeboobi doontaa, waayo, Rabbiga ciidammadu boqor buu ku ahaan doonaa Buur Siyoon iyo Yeruusaalem, isagoo odayaashiisa hortooda sharaftiisa ka muujinaya.

Ishacyaah 24

Ishacyaah 24:16-23