Ishacyaah 24:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga waxaa laysugu soo ururin doonaa sida maxaabiista godxabsiga loogu urursho, oo waa la xabbisi doonaa oo maalmo badan dabadeed ayaa la ciqaabi doonaa.

Ishacyaah 24

Ishacyaah 24:14-23