Ishacyaah 19:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Masriyiinta ruuxooduna wuu ka dhammaan doonaa, oo taladooda waan baabbi'in doonaa, oo waxay talo u doonan doonaan sanamyada, iyo falanfallowyada, iyo kuwa ruuxaanta leh, iyo saaxiriinta.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:1-12