Ishacyaah 19:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan Masriyiinta gacanta u gelin doonaa sayid nac weyn, oo waxaa u talin doona boqor xoog badan.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:1-8