Ishacyaah 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Masriyiinta waxaan ku kicin doonaa Masriyiin kale, oo midkood kastaaba wuxuu la diriri doonaa walaalkiis iyo deriskiisa, magaalaba magaalay la diriri doontaa, boqortooyana boqortooyo kale.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:1-6