Ishacyaah 14:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iriddow, barooro. Magaaladaay, ooy! Reer Falastiin oo dhammow, kulligaa cabsi la dhalaal, waayo, waxaa woqooyi ka iman doona qiiq, oo midna saaxiibbadiis kama hadhi doono.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:22-32