Ishacyaah 14:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal maxaa loogu jawaabi doonaa wargeeyayaasha quruunta? Waxaa loogu jawaabi doonaa in Rabbigu Siyoon aasaasay oo kuwa dhibaataysan ee dadkiisuna ay dhexdeeda magangeli doonaan.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:30-32