Ishacyaah 14:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo curadka masaakiinta ayaa wax cuni doona, kuwa baahanna ammaan bay ku jiifsan doonaan, oo xididkaagana waxaan ku dili doonaa abaar, kuwa kaa hadhayna waa la layn doonaa.

Ishacyaah 14

Ishacyaah 14:29-32