Gabaygii Sulaymaan 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Walaashayay, aroosaddaydiiyey, jacaylkaagu qurux badanaa! Oo jacaylkaagu intee buu khamri ka sii fiican yahay! Oo saliiddaada carafteeduna way ka fiican tahay dhirta udgoon oo dhan.

Gabaygii Sulaymaan 4

Gabaygii Sulaymaan 4:3-16