Gabaygii Sulaymaan 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aroosaddaydiiyey, bushimahaaga malab baa ka soo tiftifqaya, Oo carrabkaaga hoostiisana malab iyo caanaa ku jira. Oo dharkaaga caraftiisuna waa sida carafta Buur Lubnaan.

Gabaygii Sulaymaan 4

Gabaygii Sulaymaan 4:5-16