Gabaygii Sulaymaan 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Walaashayay, aroosaddaydiiyey, qalbigaygii waad la tagtay, Oo waxaad qalbigayga kula tagtay daymooyinka indhahaaga middood Iyo laasimmada qoortaada midkood.

Gabaygii Sulaymaan 4

Gabaygii Sulaymaan 4:2-14