Falimaha Rasuullada 18:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu meeshaas ka tegey, oo wuxuu galay gurigii ninka Tiitos Yuustos la odhan jiray, kaasoo Ilaah caabudi jiray, oo gurigiisu ku xigay sunagogga.

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:1-15