Falimaha Rasuullada 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay is hor taageen oo caytameen, isagu dharkiisuu hurgufay oo ku yidhi iyagii, Dhiiggiinnu madaxiinna ha dul ahaado; anigu nadiif baan ahay, hadda ka dib waxaan u tegi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn.

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:2-8