Falimaha Rasuullada 18:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Kirisbos oo sunagogga u sarreeyey baa Rabbiga rumaystay, isaga iyo kuwii gurigiisa oo dhanba; kuwo badan oo reer Korintos ahna ayaa markay maqleen rumaystay, oo waa la baabtiisay.

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:1-9