Cibraaniyada 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ibraahim wuxuu isagii wax kasta ka siiyey toban meelood oo meel. Malkisadaq hortii waxaa magiciisii lagu fasiray, Boqorka Xaqnimada, dabadeedna, Boqorka Saalem, oo ah Boqorka Nabadda.

Cibraaniyada 7

Cibraaniyada 7:1-5