Cibraaniyada 7:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aabbe ma lahayn, hooyona ma lahayn, abtirsiinyona ma lahayn, oo isagoo aan lahayn bilowga maalmaha ama dhammaadka nolosha laakiin loo ekaysiiyey Wiilka Ilaah, ayuu weligiis wadaad sii ahaanayaa.

Cibraaniyada 7

Cibraaniyada 7:1-9