Cibraaniyada 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Malkisadaqan, oo Saalem boqorka u ahaa, wadaadkii Ilaaha ugu sarreeyana ahaa, wuxuu la kulmay Ibraahim oo ka soo noqday layntii boqorrada, wuuna barakeeyey.

Cibraaniyada 7

Cibraaniyada 7:1-11