Cibraaniyada 13:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hoggaamiyayaashiinna addeeca oo ka dambeeya, waayo, iyagu waxay ilaaliyaan naftiinna sidii iyagoo jawaab ka bixin doona. Taas farxad ha ku sameeyeen, oo yaanay qulubsanaan, waayo, taasu waxba idiin tari mayso.

Cibraaniyada 13

Cibraaniyada 13:15-23