Cibraaniyada 13:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse inaad wax wanaagsan fashaan oo wax wada wadaagtaan ha illoobina; waayo, allabaryada caynkaas ah Ilaah aad buu ugu farxaa.

Cibraaniyada 13

Cibraaniyada 13:8-24