Cibraaniyada 13:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Noo soo duceeya; waayo, waxaannu hubnaa inaannu leennahay niyo wanaagsan annagoo doonayna inaannu wax kasta si qumman ugu soconno.

Cibraaniyada 13

Cibraaniyada 13:15-23