Boqorradii Labaad 6:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii Suuriyana qalbigiisu waxyaalahan aad buu uga welwelsanaa; oo wuxuu isugu yeedhay addoommadiisii, oo ku yidhi, War maad ii sheegtaan midkeenna la jira boqorkii dalka Israa'iil?

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:8-17