Boqorradii Labaad 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa mid addoommadiisii ka mid ahu wuxuu ku yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, saas ma aha; laakiinse Eliishaa oo ah nebi dalka Israa'iil dhex jooga ayaa boqorka dadka Israa'iil u sheega erayada aad kaga hadasho qolkaaga aad seexato.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:8-20