Boqorradii Labaad 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii dalka Israa'iilna cid buu u diray meeshii ninkii Ilaah isaga u sheegay oo uu uga digay, oo isna intuu halkaas iska nabadgeliyey mar iyo laba toona ma aha.

Boqorradii Labaad 6

Boqorradii Labaad 6:1-19