Boqorradii Labaad 23:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Iska daaya oo yaan ninna lafihiisa dhaqaajin. Sidaas daraaddeed way iska daayeen lafihiisii iyo lafihii nebigii Samaariya ka yimid.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:17-22