Boqorradii Labaad 23:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo guryihii meelaha sarsare oo dhan ee ku yiil magaalooyinka Samaariya ee ay boqorradii dalka Israa'iil u dhiseen inay Rabbiga kaga xanaajiyaan ayuu Yoosiyaah wada dumiyey, oo wuxuu ku sameeyey falimihii uu Beytel ku sameeyey oo kale.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:17-22